Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay Istaraatiijiyada Nafaqada Qaranka 2020-2025 ”SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay Istaraatiijiyada Nafaqada Qaranka 2020-2025 ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Istaraatiijiyada Nafaqada Qaranka 2020-2025 (Somali Nutrition Strategy 2020-2025) taasi oo lagu qabatay Hotel Jazeera, Istaratiijiyadda ayaa taabanaysa himilooyinka ay Soomaaliya hiigsanayso ee wanaajinta heerarka nafaqada dhamaan bulshada Soomaaliyeed wadanka si loo yareeyo, loogana hortago dhimashada laxairiirta nafaqadarada ee Hooyada iyo dhallaanka Soomaaliyeed.

Shirka waxaa kasoo qaybgalay khubaro iyo madax ka socotay Hay’addaha Dowladda Federaalka, Wasaaradaha Caafimaadka  ee  Dowlad Gobaleedyada, Hay’adaha Samafalka iyo bahda Gacsiga.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Sii Hayaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka  Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa ka hadashay muhimadda Istaraatiijiyada waxaana khudbadeedii ka mid ahaa:

“Marka aan si wanaagsan u maalgashano habka nafaqada, waxaan maalgashanay, mustaqbalka carruurteena, waxaana rumeysanahay in istiraatiijiyadda nafaqada dalka in ay ka tarjumeeyso sida Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay uga go’antahay ilaalinta caafimaadka nafaqada carruurta iyo haweenka Soomaaliyeed, anigoo. ku hadlaya magaca Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliay iyo guud ahaan Dowlada Soomaaliya, waxaan jeclaan lahaa in aan ku booriyo dhamaan, hay’adaha Dowladda Federaalka,  Maamul Goboleedyada, hay’adaha Qaramada Midoobay, Hay’adaha Maxaliga, Shirkadaha Gaarka loo leeyahay iyo kuwa Waxbarashada in ay u adeegsadaan istiraatiijiyadda dhamaan barnaamijyada iyo mashaariicda nafaqada dalka iyo barnaamijyada gargaarka nafaqada dalka”

Previous Post

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

FIFA oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho

Next Post
FIFA oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho

FIFA oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In