Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

FIFA oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
FIFA oo garoon caalami ah u aqoonsatay Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta garoonka kubadda cagta ee Muqdisho u aqoonsaday garoon caalami ah,  kaas oo marti gelin kara kulamada heerka caalami ah oo ay Xulka Qaranka dalkeena la cayaarayo xulalka kale ee dunida.

Xulka Qaranka dalkeena ayaa hadda kadib soo afjari doona kulamadi guriga u ahaa ee ay ku ciyaari jireen dalka dibadiisa, gaar ahaan dalka Jabuuti, waxaana wixii hadda ka dambeeya ay lugta labaad ku marti qaadi doonaan gudaha dalkeena Soomaaliya.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Wasaaradda Cayaaraha oo kaashaneysa bahda isboortiga dalka ayaa ku guuleystay inay dib u dayactir  iyo qalabeyn ku sameyso tuulada cayaaraha ee Muqdisho.

Sii Hayaha Wasiirka Cayaaraha iyo Dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa soo dhaweysay in xiriirka kubadda cagta adduunka garoonka Muqdisho u aqoonsaday mid heer caalami ah.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay Istaraatiijiyada Nafaqada Qaranka 2020-2025 ”SAWIRRO”

Next Post

Roob xooggan oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka da’ay Gobolka Mudug

Next Post
Dhageyso: Roob Xooggan oo ka da,ay Gobolka Galguduud

Roob xooggan oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka da’ay Gobolka Mudug

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In