Guddoomiye Mursal Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...
Read more










