Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Goobaha Danta Guud Lagu Soo Celin Doono Gacanta Dowladda “SAWIRRO”
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray Darjiino ku yaala dhismaha taariikhiga ah ee Saciid Barkhash ee Degmada Shangaani oo maalmihii ugu...
Read more











