Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe “SAWIRRO”
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaa oo si ballaaran loogu soo dhaweeyay. Socdaalka shaqo oo...
Read more











