Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo la kulmay Wasiir ku-xigeenka Haweenka XFS “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen “Cali Guudlaawe” ayaa qaabilay Wafdi ay hogaamineysay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Xiis Xasan oo...
Read more











