Diyaarad siday agab looga hortagayo fatahaadda webiga Shabeelle oo Beladweyne ka degtay “SAWIRRO”
Dowladda Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta Beledweyne geysay diyaarad siday agab looga hortagayo in uu fataho wabiga Shabeelle ee Beledweyne, waxaana agabka ka mid ah jawaanno iyo biro loogu...
Read more











