Dowladda Soomaaliya Oo Bandow Habeenkii Ah Ku Soo Rogtay Magaalada Muqdisho
Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa caawa shaaciyay in si dadka looga badbaadiyo qatarta COVID-19, dowladda Federaalka Soomaaliya ay go’aamisay laga bilaabo fiidnimada Arbacada ah, April 15,...
Read more









