Wasiirka Ganacsiga XFS oo uga digay Ganacsatada in qiimo sare ay iibiyaan Qalabka looga gaashaanto Faafidda COVID-19
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Cali Xasan oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga digay ganacsatada in qiimo sare ay iibiyaan qalabka looga gaashaanto faafidda...
Read more











