Wafdi balaaran oo isugu jiro Xildhibaanno iyo Wasiiro oo gaaray Garoowe “SAWIRRO”
Wafdi ballaaran oo ka socda golayaasha dowladda dhexe ayaa galabta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlad-goboleedka Puntland waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedkaasi. Wafdiga...
Read more











