Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo daah-furtay Mashruuca Caafimaadka Dhimirka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Qalalaasuhu Saameeyeyn “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo daah-furtay Mashruuca Caafimaadka Dhimirka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Qalalaasuhu Saameeyeyn “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucan oo loogu talogalay in sare loogu qaado adeega caafimaadka dhimirka ee dhallinyarada Soomaaliyeed ee ay qalalaasuhu saameeyeyn ayaa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo hey’adaha Qaramada Midoobay, waxaana mashruucan oo ay maalgelineyso Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Nabadda  ee loo yaqaano (UN Peace building) uu socon doona muddo 15 bilood ah, waxaana laga fulin doonaa dalka oo dhan.

Wakiilada ka socday Hey’adaha Qaramada Midoobay oo madasha ka hadlay  ayaa ballan qaaday in ay Wasaaradda caafimaadka kala shaqeyn doonaan sidii wax looga qaban lahaa cudurada dhimirka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026

Prof. Cismaan Maxamuud Maxamed Dufle oo kamida guddiga horumarinta adeega bulshada ee Aqalka Sare ayaa sheegay in cudurada dhimirka ay sabab u yihiin marxaladaha adag ee uu dalku soo maray, laakiin hadda ay jirto rajo badan oo ku aadan in wax weyn laga qabto cudurka dhimirka oo baaritaan la sameeyay lagu ogaaday inuu dalka kusoo batay.

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in ay aad u badanyihiin dhallinyarada qaba cudurada dhimirka, loona baahananyahay in wax ka qabashadiisa meel looga soo wada jeesto si loo badbaadiyo mustaqbalka dalka.

Ugu dambeyn Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur iyo Dr Rizwan Hamayun oo ka socday hey’adda caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa si rasmi u daahfuray mashruuca adeega caafimaadka dhimirka dhallinyarada Soomaaliyeed ee ay qalalaasuhu saameeyeyn kaas oo laga fulin doono dalka oo dhan.

Previous Post

Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinaayo wax soo saarka Dalka “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo kormeerey Tuulada Cayaaraha oo dib u dhis lagu sameeyay “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo kormeerey Tuulada Cayaaraha oo dib u dhis lagu sameeyay “SAWIRRO”

Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo kormeerey Tuulada Cayaaraha oo dib u dhis lagu sameeyay “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar

August 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Difaaca Mudane Sheekh...

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

Duqa Muqdisho oo kormeeray deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo shacabka

August 31, 2026
0

Muqdisho, 31 Agoosto 2026: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeeray deegaanka...

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan looga hadlayo arrimaha bani’aadantinimada

August 31, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daahfuray kulan ku saabsan diyaar-garowga iyo wax ka...

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania

August 31, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xirsi Jaamac Gaani oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In