Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo howlo shaqo u tegay Balcad
Xildhibaannadan ka tirsan Baarlamaanka dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Ujeeddada Safarka Xildhibanaadan ayaa ah u kuurgelidda xaaladda bulshada Degmada iyo kormeerida Mashaaricda Horumarineed...
Read more











