Maamulka Degmada Kaaraan oo Olole nadaafadeed ka bilaabay waddooyinka Degmada “SAWIRRO”
Maamulka Degmada Kaaran oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Degmada Abshir Maxamed Maxamuud (Abshir Kaaran) ayaa howlo nadaafadeed oo bilicda lagu soo celinayo ka fuliyay degmadaasi. Guddoomiye Abshir Karaan ayaa ugu baaqay...
Read more










