Wasaaradda Shaqada oo hirgelineyso Barnaamijka Daryeelka Bulshada
Xukuumadda Soomaaliyeed ayaa sheegtay in dhawaan ay fureyso barnaamijka daryeelka bulshada oo ay ka faa’ideysan doonaan in ka badan 1 milyan oo laga hirgelin doono guud ahaan dalka. Wasiirka Shaqada...
Read more











