Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood ku saabsan ka qeyb galka siyaasadda ee dhallinyarada iyo Haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Bulshada Soomaaliyeed ee Uganda ku dhaqan oo taageeray waxqabadka dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan  labada Golle ee Barlamaanka ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay ka qeyb galka siyaasadda ee dhallinyarada iyo Haweenka.

Kulankaan oo ahaa mid looga doodayay muhiimadda ka qeyb galka siyaasadda muwaadinka Soomaaliyeed ay u leedahay ayna soo qaban qaabiyeen ururada Midnimada Soomaaliyeed iyo Somali Youth Forum ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, xubno ka tirsan Guddiga doorashooyinka, aqoonyahanno, ardayda Jaamacadaha iyo ururada bulshada rayidka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qaar kamid ah ka qeyb galayaasha oo ka hadlay kulan ayaa muujiyay caqabadaha ka heysta ka qeyb galka siyaasadda haweenka Soomaaliyeed.

Senator Samsam Daahir Maxamuud ayaa sheegtay in bulshada Soomaaliyeed ay u baahanyihiin wacyigelin joogta ah si ay u fahmaan ahmiyadda ka qeyb galka siyaasadda.

Guddoomiyaha ururka Midnimada Soomaaliyeed Cabdullaahi Sheekh Cali ayaa tilmaamay doorka bulshada ay u leedahay ka qeyb galka siyaasadda, kaasi oo ah in qofkasta oo ah muwaadin uu xaq u leeyahay ka qeyb galka siyaasadda.

Previous Post

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galay furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Jabuuti

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Suudaan si loo xoojiyo iskaashi wadaagga “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Suudaan si loo xoojiyo iskaashi wadaagga “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra'iisul wasaaraha Suudaan si loo xoojiyo iskaashi wadaagga “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In