Taliyaha ciidanka booliska oo ku baaqay in shacabka ay garab istaagaan ciidamada amniga
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa ugu baaqay bulshada inay garab istaagaan ciidanka amniga si cadowga looga adkaado, lagana ciribtiro meelkasta oo ay kaga dhuumaaleysanayaan...
Read more











