Danjire Hodan oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbisay Boqorka Japan
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsigeeda ugu gudbisay Boqorka Japan,...
Read more











