Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo qaabilay Safiirka Norway
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Axmed Saciid Maxamed ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka dowlada Norway u fadhiya Soomaaliya Danjire Carsten Carlsen iyo Qunsulka Socdaalka ee Safaaradda Norway...
Read more











