Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiiro cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada. Wasiirka cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa...
Read more











