Wasiirka Qorsheynta XFS oo gaaray Dhuusamareeb
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta gaaray magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug. Ujeeddada safarka Wasiirka ayaa daaran daah-furka shirarka...
Read more











