Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Guud ganacsatada Jaaliyadda ee Koonfurta Suudaan oo ka hadlay shaqaaqooyin dhacay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Guud ganacsatada Jaaliyadda ee Koonfurta Suudaan oo ka hadlay shaqaaqooyin dhacay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ganacsatada Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfurta Suudaan Cabdinaasir Maxamud Xasan (ilkacadde) ayaa sheegay in dowladdu ay gacan weyn ka geysatay ilaalinta hantida shacabka Soomaaliyeed iyo naftooda.

“Ganacasatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee koonfurta Sudan waxay u mahad celinayayaan dowladda iyo shacbka Koofurta Suudaan sidii ay u ilaaliyeen nafta iyo hantida Soomaaliyeed ee ay ku leeyihiin dhamaan Caasimadda Juba iyo gobolada dlkale ee dalkaasi”. Ayuu yiri Xoghayaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Cabdinaasir ayaa xusay in Jaaliyadda ay xariir dhaw la leedahay dhamaan qaybaha kala duwan ee Hay’addaha dowladda, kuwaasi oo ku guulaysatay in dowladda ay ciidama gaar ah oo u taagan 24 saac ilaaliyaan dhamaan waddoonyinka soo gala suuqyada waa wayn ee magaalada Caasimadda ah ee Juba.

Jaaliyaddu waxay tacsi u direysaa ehelka ganacsade Cabdiraxmaan Shiraaye Maxamed oo ahaa gacsade dhallinyaro ah oo ku nafwaayay shaqaaqooyin ka dhacay Dalka Koonfurta Suudaan.

Previous Post

Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah u dirtay degaannada Puntland

Next Post

Madaxweynaha JFS oo kulan mira dhal ah xarunta Gaashaandhigga kula qaatay Mas’uuliyiin

Next Post
Madaxweynaha JFS oo kulan mira dhal ah xarunta Gaashaandhigga kula qaatay Mas’uuliyiin

Madaxweynaha JFS oo kulan mira dhal ah xarunta Gaashaandhigga kula qaatay Mas'uuliyiin

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In