Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay La Taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka
--Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Washington kulan kula qaatay la taliyaha amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton. Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo...
Read more











