Wasaaradda Shaqada oo ku dhawaaqday in shaqaalaha dowladda ay fasax yihiin munaasabadda ciidda awgeed
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ah inay yihiin fasax maalmaha Ciidda. Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda...
Read more










