Howlgal lagu soo qabtay Malleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Bariirre
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose , Maxamed Ibraahim Barre ayaa sheegay in howl-galkii ka dhacay degaanka Bariirre lagu soo qabtay malleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo hubkii ay wateen. Guddoomiyaha oo...
Read more











