Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kampala kaga qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Horumarinta Beeraha Afrika
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu kaga qeyb galay shirka sare ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha Afrika (CAADP). Madashan...
Read more











