Tartamayaasha Degmada Xamar Jajab oo caawa u gudbay wareegga labaad ee tartan Cilmiyeedka “SAWIRRO”
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read more











