Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa caawa casho sharaf u sameeyey Wasiiradda Cadaaladda Dowlad goboleedyada...
Read moreMuqdisho 28, Maarso 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo ee Caasimadda, waxana looga hadlay amniga,...
Read moreIsu so baxaan ballaaran oo ay ka so qeyb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku nool degmadda Baled Xaawo ee gobolka Gedo, laguna taagerayay heshiiskii shalay ka...
Read moreWasiirka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad iyo dhiggiisa Kenya Monica Juma ayaa ka wada hadlay xiriirka is-kaashi ee ladaba dal iyo xaaladda xuduudda...
Read moreMunaasabadan soo dhowaynta ah ayaa lagu qabtay magaalada Dhusamareb taa soo lagu taageerayey isku darka labada Baarlamaan ee Galgadug iyo Ahlusuna, waxaana ka soo qayb galay Madaxwayne ku-xigeenka Dawlad Goboleedka...
Read moreIn ka badan 25 sano oo ay ku howlgalayeen Shaqaaalaha maamulka Hawada Soomaaliya magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxa qeybtii ugu horeysay oo ka kooban 34 ruux maanta ay ku...
Read moreShirkan oo bishii mar ay isga xog waraystaan dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka horumarada iyo caqabadaha dadaallada adeegyada muhiim ka u ah nolosha lagu gaarsiinayo deegannada laga xureeyay...
Read moreMadaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxa uu shir guddoomiyey kulan ay soo qaban qaabisey Wasaaradda Qorsheynta Puntaland oo ka dhacay xarunta Wasaaradda maaliyada ee...
Read moreWarsaxaafadeed looga hadlayey arinta degmada Balad Xaawo oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Islamarkaana nuqul kamid ah uu soo gaaray Warbaahinta Qaranka ayaa u qornaa sidaan. Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho