Wasiirka amniga iyo wafdi uu hogaaminayo oo kulamo la qaatay maamulka degmada Balcad “SAWIRRO”
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo ay wehlinayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federalka iyo xubno kale ayaa maanta socdaalka dhulka ah ku tegey...
Read more











