Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo Warbixin maanta ka dhageysanaya Guddiga Arrimaha Dibadda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka oo Warbixin maanta ka dhageysanaya Guddiga Arrimaha Dibadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho iyadoo kulankaas warbixin looga dhageysan doono Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka.

Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka Soomaaliya  Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in maanta oo ay taariiqdu tahay 10 2 2016 Baarlamaanka Soomaaliya uu warbixin la xiriirta Howsha shaqo ee Guddiga Arrimaha Dibadda dhageysan doono.

Related posts

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

April 5, 2026
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

April 5, 2026

“Guddiga waxa uu ka warbixin doonaa xiriirka guddiga ee dhanka dibadda wada shaqeynta guddiga iyo wasaaradda Arrimaha dibadda siyaasadda guud ee arrimaha dibadda Soomaaliya Caqabadaha Guddiga qorshaha horyalla ee xiriirka dibadda iyo Arrimo kale ayuu guddiga ka warbixin doonaa” Ayuu yiri Xildhibaan Dalxa.

Previous Post

Amniga Ceelbuur oo laga hadlay

Next Post

Qoysaska Soomaaliyeed ee Xirada Dha-dhaab oo dalkooda ku soo laabanaya

Next Post
Qoysaska  Soomaaliyeed ee Xirada Dha-dhaab  oo dalkooda ku soo laabanaya

Qoysaska Soomaaliyeed ee Xirada Dha-dhaab oo dalkooda ku soo laabanaya

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay furitaanka waddada isku xirta Muqdisho...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa tacsi u diray geerida S/Guuto Yacquub Maxamed Siyaad, Taliyihii hore ee Danab iyo TurkSom. Marxuumku...

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka haysta baasaboorrada...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In