Akhristayeesha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xeerka ay soo saareen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan burinta is afgaradka maamulka Soomaliland iyo Dowladda Ethiopia wada gaareen.
.