Monday, October 13, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

BANAADIR SC IYO HEEGAN OO GALABTA ISKU DHAGAN

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
BANAADIR SC IYO HEEGAN OO GALABTA ISKU DHAGAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda kubada cagta Banaadir toddobadkii hore waxa ay soo ciyaartay kulankii ugu adkaa kulamadii 10-aad horyaalka soomaaliya kadib markii kulan shan gool la iska dhaliyay ay ugu soo baxsatay kooxda Horseed oo ku ciyaarta magaca Ciidanka Xooga.

Related posts

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

October 13, 2025
Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

October 13, 2025

Toddobaadkan waxaa ay sidoo kale la ciyaari doonta kulanka ugu adag Todobaadkan ayadoo la ciyaari doonta kooxda Heegan oo matasha ciidanka booliska soomaaliya.

Banaadir iyo Heegan waxay wada ciyaari doonan kulanka Todobaadkii 11-aad horyaalka soomaaliya waxaana labada kooxod ay guulo ka soo hooyeen kulamadii ugu danbeyay oo ay ciyaaren horyaalka Soomaaliya.

Banaadir waxa ay ka soo adkaatay kooxda Horseed oo markii ugu horeysay ay baday guul daro kana jabisay record-kii guulaha ee kooxdaasi oo aanan laga adkaan ku dhawaad 15-kii kulan ee ugu danbeyay horyaalka soomaaliya.

Heegan waxaa ay kaga jirtaa kala horeynta horyaalka soomaaliya kaalinta 4-aad waxaana dhibic ay ka hooseysa Banaadir oo labaatan dhibcood uruursatay toban kulan oo ay ciyaartay kulankeedii ugu danbeyay ย Heegan waxay la soo ciyaartay kooxda Elman oo ka mid ah kooxaha miisanka ku leh horyaalka dalka 2-1 ayeeyna kaga soo adkaatay ayadoo lagu xusuusto kulankaasi Nyazi Ronaldo oo u saxiixay Booliska goolka guusha.

Hadaba Heegan ayaa dooneysa iney sara u qaado dhibcaha haatan ay leedahay waxaana ay ku rajo weyn tahay in dhinaceeda dhulka ay dhigto kooxda Banaadir oo guul ku daah furatay wajigii labaad ee horyaalka soomaaliya kana adkaatay kooxda Horseed markii ugu horeysay oo laga adkaado.

Hadaba Sagaalkii kulan ee u danbeyay oo ay wada ciyaaren kooxaha Banaadir iyo Heegan shanti kulan ee ugu danbeyay Banaadir wax guul ah kama gaarin kooxda Heegan kulamada ay ciyareen Horyaalka Soomaaliya afar barbaro ayuu ku soo idlaaday halka waxaa adkaatay kooxda Heegan balse guud ahaan sagaalkii kulan ee ugu danbeyay oo ay wada ciyaraan labadaan kooxod ayaa waxaa sadex adkaatay Banaadir SCย  hal kulan oo kaliya ayeey adkaatay kooxda Heegan, Shan kulan ayeey is dhaafi waayen labada kooxod waxaana tiradaasi ay ka badan tahay kulamada ay kala badiyeen labada kooxod.

Heegan sagalkii kulan ee ugu danbeyay oo ay la ciyaartay kooxda Banaadir waxay dhalisay laba gool oo quraa halka laga dhaliyay toddobo gool ayadoo sadex kulan labada kooxod gool la,aan ay ku kala tageen.

SAGAALKII KULAN EE U DANBEYAY OO AY IS ARKAAN BANAADIR IYO HEEGAN

Qamiisย ย ย  ย 01/02/18 ย ย ย ย Heegan ย 1 โ€“ 1 ย Banadir

Talaadoย ย  28/03/17 ย ย ย ย Banadir ย 0 โ€“ 1 ย Heegan

Isniinย ย ย ย ย ย  13/02/17 ย ย ย ย ย Heegan ย 0 โ€“ 0 ย Banadir

Jimcoย ย ย ย ย  ย 15/04/16 ย ย ย ย Banadir ย 1 โ€“ 1 ย Heegan

Jimcoย ย ย ย ย ย  29/01/16 ย ย ย ย Heegan ย 0 โ€“ 0 ย Banadir

Talaadoย ย  09/06/15 ย ย ย ย Heegan ย 0 โ€“ 2 ย Banadir

Talaadoย ย  10/03/15ย ย ย ย  Banadirย  0 โ€“ 0ย  Heegan

Isniinย ย ย ย ย ย ย  10/03/14ย ย ย ย  Heeganย  0 โ€“ 2ย  Banadir

Qamiisย ย ย ย ย  09/01/14ย ย ย  Banadirย  1 โ€“ 0ย  Heegan

Banaadir Sc iyo Heegan Sc shanti kulan ee ugu danbeysay oo ay soo ciyareen horyaalka premier league Somalia Banaadir SC Waxay gashay hal barbaro oo quraa halka afar kulan ay soo adkaatay.

Heegan shanti kulan ee ugu danbeysay oo sidoo kale ay soo ciyaartay ayeey lumisay hal kulan afarna waa ay adkaatay kooxda matasha ciidanka Booliska Soomaaliya.

Heegan waxay dheer tahay kooxda Banaadir SC dhanka goolasha laga dhaliyay, Heegan waxaa laga dhaliyay shanti kulan ee ugu danbeysay 2 gool oo quraa kooxaha Elman iyo Jenyo oo ka adkaatay kulankii ugu danbeyay oo ay guul dareysteen ayaa ka dhaliyay goolasha kooxda Heegan sadex kulan waxay garoonka ka baxday ayada oo aanan la taaban shabaqadeeda.

Banaadir waxaa laga dhaliyay shanta kulan ee labada gool laga dhaliyay Heegan shan gool ayadoo labadii kulan ee ugu danbeyay oo ay la ciyaartay Horseed iyo Jenyo laga dhaliyay afar ka mid ah.

Banaadir afar kulan oo is xigta wali ma adkaan horyaalka somaaliya xili ciyareedkan afartii kulan ee ugu danbeysayย  sadexdii kulan ee ugu danbeysay hadii ay ka adkaatay kooxaha Gadiidka Jenyo iyo Horseed kulankii ka sii horeyay sadexdaas kulan waxay barbaro 1-1 la gashay Batroolka oo kaalinta 7-aad kaga jirta horyaalka soomaaliya mana jiro kulamadaasi kuwii ka horeyay in ay adkaato afar kulan oo is xigta, haatan sadex is xigta ayeey soo adkaatay ma laga yaaba markii ugu horeysay in ay adkaato afar kulan oo is xiga kooxda uu hogaamiyo macalin Huissen Mblangu.

Hadaba halkaan kaga bogo koox kasta shantii kulan ee ugu danbeysay oo ay soo ciyaartay mise sidii looga bartay ayaa taako loo dhigi doona.

ย BANAADIR S.C

27/02/2018ย ย ย ย  Banadir S.Cย ย ย ย  2 : 0ย ย ย ย  Madbacadda FC

07/03/2018ย ย ย ย  Banadir S.Cย ย ย ย  1 : 1ย ย ย ย  Batroolka FC

15/03/2018ย ย ย ย  Banadir S.Cย ย ย ย  3 : 0ย ย ย ย  Gaadiidka FC

23/03/2018ย ย ย ย  Banadir S.Cย ย ย ย  4 : 2ย ย ย ย  Jeenyo FC

30/03/2018ย ย ย ย  Banadir S.Cย ย ย ย  3 : 2ย ย ย ย  Horseed S.C

ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย Heegan S.C

Heegan shantii kulan ee ugu danbeyay oo ay soo ciyaartay iyo kooxihii ay la soo kulantay

28/02/2018ย ย ย ย  Jeenyo FCย ย ย ย ย ย ย  1 : 0ย ย ย ย  Heegan S.C

06/03/2018ย ย ย ย  Horseed S.Cย ย ย ย  0 : 0ย ย ย ย  Heegan S.C

12/03/2018ย ย ย ย  Heegan S.Cย ย ย ย ย  0 : 0ย ย ย ย  Dekedda SC

20/03/2018ย ย ย ย  Heegan S.Cย ย ย ย ย  5 : 0ย ย ย ย  Waxool FC

28/03/2018ย ย ย ย  Elman FCย ย ย ย ย ย ย ย  1 : 2ย ย ย ย  Heegan S.C

KALA HOREYNTA HORYAALKA SOOMAALIYA HALKAAN KA BOGO

Previous Post

Jaaliyadda Galmudug ee Dalka Sweden oo qalbeysay isbitaalka Bandiiradley

Next Post

ELMAN IYO JENYO OO KA SOO GUDBAY MARXALADII MAARSO

Next Post
ELMAN IYO JENYO OO KA SOO GUDBAY MARXALADII MAARSO

ELMAN IYO JENYO OO KA SOO GUDBAY MARXALADII MAARSO

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

October 13, 2025
0

Hayโ€™adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda...

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

October 13, 2025
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Yeman, Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa magaalada Cadan kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee...

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

October 13, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa kulan rasmi ah la yeelatay dhigeeda Wasiirka Qoyska ee Dowladda aan...

Xildhibaannada Baarlamaanka JFS ku matalay Baarlamaanka EAC oo laga shiray

Xildhibaannada Baarlamaanka JFS ku matalay Baarlamaanka EAC oo laga shiray

October 12, 2025
0

Guddiga ku meel gaarka ah ee soo xulista Xildhibaannada Soomaaliya ku matelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In