Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Bankiga aduunka oo Maalgalinaya dib u dhiska goobaha laga qabsadey Daacish ee dalka Ciraaq

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Bankiga aduunka oo Maalgalinaya dib u dhiska goobaha laga qabsadey Daacish ee dalka Ciraaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bangiga aduunka ayaa maanta ogolaaday ย 400 milyan oo doolar oo dib loogu dhisayo degaanada Ciidamada Ciraaq ay ka xoreeyeen argagixisada al-Qaacidda.

Muddo saddex bilood ah ayay Ciidamada Ciraaq iyo kuwa xulafada la ah ku qaadatay dib u xoreynta degaanadaasi ka baxay gacanta ย Al-Qaacida kadib markii lagu qaaday olole Militari oo degaanadaasi dib loogu soo gelinayao maamulka Dawladda Dhexe ee Ciraaq.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Warku wuxuu intaa ku darayaa in madaxda Bangiga aduunka ay iminka qorsheynayaan ย qaabkii ay uga qeyb qadan lahaayeen kaabayasha kale ee dhaqaalaha dalkaasi Ciraaq ee ku burburay dagaalka sida Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Mousil,khadka Tareenada iyo ย isgaaarsiinta kale.

Bayaan uu soo saaray Bangiga aduunka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ย lacago kale oo dheeri isla markaana ย gaaraya $ 350 milyan oo deg deg aheyd uu Bangigu ogolaaday in la bixiyo bishii tagtay ee July,lacagtaasi oo iyana loogu tala galay mashaaricda horumarinta Todobo magaalo oo ciraaq ka tirsan kuna yaal Gobolka Diyala.

Bayaanka uu soo saaray bangiga aduunka waxaa kaloo lagu xusay inuu Bangigu kaalin mug leh ka qaadan doono dib u soo nooleynta goobaha Taariikhiga ahaa ee dalkaasi Ciraaq ee dagaalka ku burburay ย gaar ahaan magaalada Mousil.

Cidamada Xukuumadda Ciraaq oo kaashanaysa Ciidamada kale ee Isbaheysiga gaar ahaan kuwa Mareykanka ayaa dagaal muddo 9 bilood ka socoday magaalada Mousil ย kadib ayu suurta gashay inay kooxda Daacish dib uga qabsadaan.

Masuโ€™liyiinta Ciraaq ayaa ku qiyaasay dib u dhiska magaalada Mousil in uu socon doonto muddo 5-Sano ayna ku bixi doonto Malaayiin Doollar.

Previous Post

Maamulka cusub ee golaha deegaanka Xudur oo maanta si rasmi ah u howlgalay

Next Post

Ciidamada X.D.S. oo Shabaab kala wareegay Deegaanno ka tirsan Sh/hoose

Next Post
Ciidamada X.D.S. oo Shabaab kala wareegay Deegaanno ka tirsan Sh/hoose

Ciidamada X.D.S. oo Shabaab kala wareegay Deegaanno ka tirsan Sh/hoose

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In