Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bannaanbax looga soo horjeedo Argagigisada oo ka socda Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Bannaanbax looga soo horjeedo Argagigisada oo ka socda Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

-Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo weerarkii Argagixiso ee uu cadawga Al-Shabaab ka geystay Ex-control Afgooye ayaa haatan ka socda Magaalada Muqdisho.

Mudaharaadkan oo ay isugu soo baxeen Kumanaan Qof oo ka kala socda 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka muuqata shucuur ay ku muujinayaan xasuuqa ay Al-Shabaab ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Dadweynaha isu soo baxay ayaa lulayay Calanka Soomaaliya iyo Boorar ay ku qoran yihiin hal-kudhigyo ka dhan ah ficillada gurracan ee Al-Shabaab, iyagoo ku dhowaaqayay ereyo ay Cadowga ku cambaareynayaan.

Shacabka isu soo baxay ayaa sidoo kale lulayay Sawirrada Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, iyagoo ku ammaanay doorkii ay Dowladdiisu ka qaadatay gurmadka loo fidiyay Dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii 28-kii Desembar 2019 ka dhacay Ex- Contarol Afgooye.

Previous Post

Arday Soomaaliyeed oo dhameysatay barashadda Qur’aanka Kariimka oo abaal marino lagu gudoonsiiyey dalka Mareykanka “Sawirro”

Next Post

Cumar Filish “ Kama hari doonno kuwa Ubadkeenna sidaas u galay”

Next Post
Cumar Filish “ Kama hari doonno kuwa Ubadkeenna sidaas u galay”

Cumar Filish “ Kama hari doonno kuwa Ubadkeenna sidaas u galay”

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In