Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biyo dhamaamin loo sameeyay qoysas ku nool tuulooyinka hoostaga Balanbale iyo Caabudwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Biyo dhamaamin loo sameeyay qoysas ku nool tuulooyinka hoostaga Balanbale iyo Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayaa biyo  dhaamin u sameeyay qoysaska uu saameeyay abaarta ka jirta qaar ka mid ah deegaannada Gobolka Galgaduud.

Faarax Axmed  Cali Guddoomiyaha Shirkadda Isgaarsinta Hormuud oo Radio Muqdisho u waramay ayaa sheegey in 23ka Janaayo ee sanadkan ay ka bilaabeen biyo dhaamintan deegaannada Gobolka ayna sii wadi doonaan, maadaama abaartu ay saameyn ba’an ku yeelaay qoysas badan oo reer guuraa ah iyo kuwa xoola dhaqatada ee ku nool deegaannada miyiga ee Degmada Caabudwaaq.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

“Waxaan biyo dhimaaninta gaarsiiney ilaa iyo kun qoys oo ku nool deegaannada hoosyimaada Degmooyinka Caabudwaaq iyo Balanbale ee gobolka Galgaduud, waxaana naga go’an inaan sii joogteeno inti aan awoodno”. Ayuu yiri Faarax Axmed.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay daah furka dhismo casri ah

Next Post

Cudurada ku dhaca Geela Soomaaliya oo buug laga qoray “SAWIRRO”

Next Post
Cudurada ku dhaca Geela Soomaaliya oo buug laga qoray “SAWIRRO”

Cudurada ku dhaca Geela Soomaaliya oo buug laga qoray “SAWIRRO”

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In