Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug+Dhageyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Biyo la’aan daran oo laga soo sheegayo deegaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug+Dhageyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Ceelhuur oo u dhaxeeya degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere ayaa dadka ku nool waxa ay ka cabanayaan biyo la’aan daran oo soo wajahday, kaddib markii fuustada biyaha ah ay gaartay Laba boqol oo kun shilin Soomaali ah.

Sheekh Nuur oo ka mid ah dadka ku nool deegaankaasi ayaa saaka Radio Muqdisho u sheegay in deegaanka Ceelhuur ay ka taagantahay xaalad biyo la’aan daran ah, isagoo intaasi ku daray in marki horeba uusan deegaanku laheyn Ceelbiyood, wuxuuna tilmaamay in dadku isticmaali jireen berkado lagu keeydiyo biyaha roobka.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Wuxuu intaasi raaciyay in muddo Sadex sano ah uusan deegaankaasi ka da’in wax roob ah, taasi ayaa sababtay ayuu yiri in dadka ku nool deegaankaasi ay soo wajahdo biyo la’aan baahsan, wuxuuna xusay in gaadiidka biyaha lagu dhaamiyo ee loo yaqaano booyadaha aysan soo geli karin deegaanka bacaad jaray waddooyinka qaar awgeed.

Halkan hoose ka dhageyso

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2016/08/waraysi-shiikh-nuur-ceel-huur.mp3
Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso: Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magalada Jowhar

Next Post
Dhageyso: Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magalada Jowhar

Dhageyso: Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magalada Jowhar

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In