Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliiska Jarmalka oo shaaciyay magaca iyo muuqaalka wiilkii ka dambeeyay weerarki Munich+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Booliiska Jarmalka oo shaaciyay magaca iyo muuqaalka wiilkii ka dambeeyay weerarki Munich+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Booliiska dalka Jarmalka ayaa shaaciyay magaca iyo muuqaalka wiilkii ka dambeeyay weerarkii dadka badan lagu dilay ee xalay ka dhacay xarun laga adeegto oo ku taala magaalada Munich.

Ali David Sonboly, oo asal ahan ka soo jeeda dalka Iiraan ayaa la sheegay in uu ka dambeeyay weerarkii xalay ka dhacay Magaalada Munich ee lagu dilay 9-qof tiro intaa ka badana lagu dhaawacay.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Booliska gobolka Bavarian ee dalka Jarmalka, ayaa baaritaano ay sameeyeen waxa ay ku sheegeen in weerarkii xalay ka dhacay magaalada Munich uusan wax lug ah ku laheyn Kooxda Daacish oo la tihmayay in weerarkaai ka dambeysay.

Saraakiisha booliska Jarmalka oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inay baareen gurigii uu deganaa, isla markaana aysan ka helin wax muujinaya inuu xiriir la lahaa ururada argagixisada, laakiin waxay sheegeen inay aaminsan yihiin in weerarkaasi uu isaga ku koobnaa.

Ali David Sonboly, ayaa ku dhashay magaalada Munich, waxaana looga jiray maskaxda isaga oo ku jiray daryeelid caafimaad. iyadoo kooxaha baarista wada ay sheegayaan inay u malaynayaan inuu weerarkan ku kellifay wareer dhinaca maskaxda ah.

Wiilalkan weerarka geestay ayaa ugu dambeyn la sheegay in uu madaxa iska toogtay, mana jiraan wax muuqaal iyo fariin uu reebay wiilkan oo ku aadan weerarka uu ka geestay xarunta ganacsi ee ku taala Magaalada Munich.

david_4 david_3 david_2 david_1

Previous Post

61 qofood oo ku dhimatay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Kabul+Sawirro

Next Post

Qarax lagu soo xiray gaari oo galabta ka dhacay magaalda Muqdisho

Next Post

Qarax lagu soo xiray gaari oo galabta ka dhacay magaalda Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In