Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliiska oo howlgal dad lagu soo qabtay ka fuliyay degmada Kaaraan+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Booliiska oo howlgal dad lagu soo qabtay ka fuliyay degmada Kaaraan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saldhiga Ciidanka Boliiska ee Degmada Kaaran ayaa lagu soo bandhigay 3 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in ay dhac u geysanayeen shacabka ku nool degmada Kaaran ee Gobalak Banaadir,

Taliyaha Saldhigga Boliiska ee Degmada Kaaran Cabdifitaax Sabriye Hasan ayaa warbaahinta u sheegay in raggan lagu soo qabtay howlgal ay ciidanku sameeyeen oo lagu xaqiijinayay amniga degmadaasi.

Related posts

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

February 19, 2026
Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

February 19, 2026

“shaqsi ka mid ah dadka dhaca loo geysray ayaa saldhiga la soo xariiray sidaas ayey ciidanka Boliiska howlka u fuliyeen inkastoo uu dhaawac soo gaaray ciidanka iyo dad shacab ah balse nasiib wanaag gacanta ayaan ku soo dhignay kooxdi burcadka aheyd” ayuu yiri taliyaha booliiska degmada Kaaraan.

Guddoomiyaha Degmada Kaaran Cumar Meyre Macow ayaa dhankiisa digniin adag u diray dadka ku howlan in ay dhac u geystan hantida shacabka.

“Maamulka Degmada iyo kan Gobalka waxaa naga go’an inaan gacan adag ku qabano oo aan ciqaab marsiino tuug nacaska dhibaatada ku haaya dadka rayidka ah” ayuu yiri gudoomiyaha degmada Kaaraan.

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane ayaa ugu baaqay waalidiinta ay caruurtoda ka ceshadaan falalka xun xun,

Xalane ayaa yiri “waxaa dhacda markii qof burcad ah lasoo xiro in ay dad ka dabayimaada iyagoo qill u yeelayay caruurtooda marka waxaan kula dar daarmaya in aysan faraha lasoo galin shaqada laamaha amniga”.

1 1 2 3 4 unnamed

Previous Post

Guddiga Doorashooyinka dadban oo ka hadlay goobta ay ka dahcayso Doorashada Xildhibaanada G.Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Next Post

Madaxweynaha: “ Waxan Baydhabo u joogaa inaan dardar-geliyo hawlaha doorashada 2016 iyo xaqiijinta qoondada haweenka’’

Next Post
Madaxweynaha: “ Waxan Baydhabo u joogaa inaan dardar-geliyo hawlaha doorashada 2016 iyo xaqiijinta qoondada haweenka’’

Madaxweynaha: “ Waxan Baydhabo u joogaa inaan dardar-geliyo hawlaha doorashada 2016 iyo xaqiijinta qoondada haweenka’’

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka

February 19, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 19 Febraayo 2026: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, kaas oo...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada Qaranka kusoo dhaweeyay Golaha Mustaqbalka

February 19, 2026
0

Muqdisho, Feberaayo 19, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta...

Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay Siyaasadda Madaxda Qaranka ay ku wajaheen dagaalka Khawaarijta

Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay Siyaasadda Madaxda Qaranka ay ku wajaheen dagaalka Khawaarijta

February 19, 2026
0

Sheekh Cali Wajiis ayaa sheegay in siyaasadda iyo diblomaasiyadda ay hoggaaminayaan madaxda qaranka ay horseed u noqotay in Soomaaliya hesho...

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In