Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bukaanada reer Brazil ee uu haleeyay Cudurka Covid-19 oo gaaray 1 milyan

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Bukaanada reer Brazil ee uu haleeyay Cudurka Covid-19 oo gaaray 1 milyan

TOPSHOT - View of the Intensive Care Unit treating COVID-19 coronavirus patients in the Gilberto Novaes Hospital in Manaus, Brazil, on May 20, 2020. - Brazil has seen a record number of coronavirus deaths as the pandemic that has swept across the world begins to hit Latin America with its full force. (Photo by MICHAEL DANTAS / AFP) (Photo by MICHAEL DANTAS/AFP via Getty Images)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Baraasiil wuxuu noqday dalka labaad ee ay dadkiisa u geeriyodeen xanuunka faafa ee corona virus, iyada oo la soo sheegaya in COVID 19 gudaha Baraasiil ay ugu dhinteen dad gaaraya  50,000, tiradaasi oo ka sareeysa dhimashadii Corona Virus uu ka geeystay Boqortooyada Ingiriiska.

Guud ahaan Cudurka ayaa lagu waramayaa in gudaha dalkaasi kula dhacay 1 Milyan oo qof oo ku kala sugan dhammaan gobolada dalkasi.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026

Dalka Mareykanka oo kaliyah ayaa ka horreeya dhimashada dunida dalka Baraasiil sidda ay xaqiijisay Hay’adda Caafimaadka ee Adduunka.

Bahada Caafimaadka Baraasiil ayaa waxay dhawr jeer shegeen in cudurka uu si ba’an ugu faafay gudaha dalka ka dib markii dowladda ay diiday in xayiraad lasoo roggo isu socodka dadka.

Previous Post

DAAWO SAWIRADA: bilicda Xeebta Xamar iyo Goobweyne ee Gobolka Jubbada Hoose

Next Post

Maamulka dowladda hoose ee dagmada Galkacyo oo bilaabay dhismaha waddadii labaad oo Laami ah

Next Post
Maamulka dowladda hoose ee dagmada Galkacyo oo bilaabay dhismaha waddadii labaad oo Laami ah

Maamulka dowladda hoose ee dagmada Galkacyo oo bilaabay dhismaha waddadii labaad oo Laami ah

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo saxiixay buugga tacsida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 26, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Muqdisho ku saxiixay buugga tacsida ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In