Monday, March 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada Cadaaado oo lagu wacyigeliyay sidii ay u ilaashan lahaayeen goobaha Danta Guud “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Bulshada Cadaaado oo lagu wacyigeliyay sidii ay u ilaashan lahaayeen goobaha Danta Guud “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo socday muddo 6 maalin ah loona qabtay 60 qof oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Cadaado ayaa lagu wacyigelinayay sidii loo ilaalin lahaa dhismayaasha danta guud sida Maxkamadda iyo Dugsi Sare oo Midowga Yurub ay ka hirgaliyeen magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Lixda maalin ee uu socday Wacyigelinta ayaa waxaa looga hadlay wadashaqeynta bulshada iyo maamulka degmada Cadaado, Lahaanshaha mashruuca, Maamul wanaaga, wacyigalinta bulshada ee mashruuca, Doorka iyo mas’uuliyadda Guddiga dabagalka mashruuca iyo sida gacanta loogu siiheyn lahaa mashruucyadan.

Related posts

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026

Qaar ka mid ah bulshada ka faa’iideystay barnaamijkan Wacyigelinta ayaa ka hadlay sida ay uga faa’iideysan karaan mashaariicdan.

Guddoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole ayaa ugu dambeyn soo xiray barnaamijka Bulshada lagu wacyigelinayay lixdii bari ee la soo dhaafay.

Previous Post

Wasiirka Maareynta Musiibooyinka oo daahfuray shir muhiim ah oo looga hadlayo khatarta Musiibooyinka “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka "SAWIRRO"

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In