Cabdi Xasan Ibraahim oo ka tirsanaa maleeshiyada khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa isu soo dhibay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ee ku sugan deegaanka Tarajanta ee hos yimada magalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan
Muddo 6 sano ah ee uu ka tirsanaa khawaarijta ayuu shegay in uu .u qabilsada ka xeynta Gawaarida, uuna u dulqqadan waayay dhibaatada ay shacabka ku hayaan argagixisada, waxaana uu ugu dambeyn uu isku dhiibay ciidamada xoogga dalka.
Taliyaha guutada 5 aad Qeybta 27 aad ee ciidanka xoogga dalka Kornayl Maxamed braahim Baakay ayaa farin u diray maleshiyada khawaarijta ee weli ku haray dhanka Argagixisada inay isaga soo tegaan oo ay isku dhiibaan gacanta ciidamada qalabka sida.
Mudooyinkii dambe waxa isa soo tarayay maleshiyada iyo horjogayaasha khawarijta ee iso soo dhibaya cidamada qalabka sida iyo kuwa Deegaanka maadaama gobolka uu ka socdo howgallo balaaran oo ka dhan ah khawaarijta Al-Shabaab.