Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahey Hop#058 oo doorashadiisa ay maanta ka dhacday magaalada Baladweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Kursiga Hop#058 oo doorashadiisa ay ka dhacday magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku tartamay ilaa iyo 7 musharax oo kala ah.
- Ubax Sheegow
- Cabdullaahi Axmed Xuseen
- Maxamuud Afdhuub Makaraan
- Cabdullaahi Xuseen Colow
- Cali Cabdulahi Cosoble
- Eng Yuunis Maxamed Nuur
- Cabdulahi Maxamed Cali Sanbaloolshe
Ugu dameyn Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku guuleystay kursiga Hop#058.