Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carruur barakacayaal agoon ah oo la ciidsiiyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Carruur barakacayaal agoon ah oo la ciidsiiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mu’asasada Kheyriga Amal oo kaashaneyna Warbaahinta Calan Qaran ayaa waxa ay gaarsiisay 24 carruur barakacayaal agoon ah oo isugu jiray wiilal & gabdho dhamaan dharkoodii ciidda iyo agabyadii kale ay ku ciidi lahaayeen.

Guddoomiyaha Mu’asasada Kheyriga Amal, Sheekh Cabdi Xayi Aadam Xasan ayaa sheegay in wajiga 1-aad ee ciidsiinta carruurta agoonta ay ka faa’iideysteen intii loo qorsheeyay oo lawada siiyay ciidoodii kuwaasoo kala ahaa 12 wiil iyo 12 gabdhood oo da’doodu u dhaxeysay 5 jiro ilaa 12 jiro, carruurtaas oo ahaa kuwii ugu dambeeyay ee ka soo barakacay abaaraha ku dhuftay dalkeena sanadkaan kuwaas oo ku nool duleedka caasimdda Muqdisho.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Sheekh Cabdi Xayi Aadam ayaa sheegay in ay intaa ka badanyihiin carruurta isku darsaday agoonimo iyo barakac kuwaasoo duruuftu ciileyso, iyagoon heli karin ciidda iyo baahiyaha gaarka ee kala duwan sida cunto, Hoy iyo agabyada kale.

Ugu dambeyn Sheekha ayaa u mahadcelin ballaaran u sameeyay dhamaan dadkii gacanta weyn kulahaa ciidsiinta carruurtaas 24-ka ah waxaana ka mida dadkaasi Guddoomiyaha Jaamacadda Jamhuuriya Eng Maxamuud Axmed Jimcaale, gabdhaha Jaamacadda Jazeera oo door weyn cayaaray, kuwaas oo dhaqaalaha qeyb kamida soo uruurshay una soo adeegay carruurta agoomaha barakacayaasha ah, sidoo kale gabdho ku nool wadanka Mareykanka oo hormuud u tahay maama Safiya Soomaali oo wax badan soo caawisay guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee baahiyaha gaarkaa.

Previous Post

Wasiirka Dhallinyarada Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay geerida Wasiirka Dhallinyarada ee Jubbaland

Next Post

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharciyada Isgaarsiita iyo La Dagaallanka Musuqmaasuqa

Next Post
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharciyada Isgaarsiita iyo La Dagaallanka Musuqmaasuqa

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharciyada Isgaarsiita iyo La Dagaallanka Musuqmaasuqa

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In