Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carruur uu soo ritay cudurka Jadeecada oo la gaarsiiyay Isbitaalka Beledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Carruur uu soo ritay cudurka Jadeecada oo la gaarsiiyay Isbitaalka Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Isbitaalka weyn ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Dr Axmed Maxamed Khaliif oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay cudurka dilaaga ah ee Jadeecada uu ka dilaacay deegaanada gobolka Hiiraan isla markaana tiro aad u badan oo carruur ah oo cudurku uu soo ritay la soo gaarsiiyay Isbitaalka magaalada Beledweyne.

Agaasimye Khaliif ayaa intaa ku daray in maalmihii la soo dhaafay la soo gaarsiiyay Isbitaalka magaalada Beledwyne 20 carruur ah oo cudurka Jadeecada qaba kuwaas oo da’dooda u dhaxeyso 5-6 sano waxaana laga kala keenay deegaanada miyiga ah ee gobolka Hiiraan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Cudurkan waxaa sababa Virus sidaa darteed la hortag mooyee dawo ma lahan, Tallaalka ayaana ah ka hortaga ugu wanaagsan sanadahan carruurta ku nool gobolka mah helin wax Tallaal oo Jadeecada ah taas ayaana ugu weyn sababta Kiisaska cudurkaasi ay hadda u soo badanayaan” ayuu yiri Dr Khaliif gaasimaha Isbitaalka Beledweyne.

Previous Post

Saraakiil Ka Tirsan Midowga Yurub oo Nairobi uga Hadlay uu Marayo Howlgalka Lagu Tababarayo Ciidamada Soomaaliya

Next Post

Aqoonyahano Soomaali ah Oo Tababar U soo Xeray Ururo Koonfur Afrikaan ah “Sawirro”

Next Post
Aqoonyahano Soomaali ah Oo Tababar U soo Xeray Ururo Koonfur Afrikaan ah “Sawirro”

Aqoonyahano Soomaali ah Oo Tababar U soo Xeray Ururo Koonfur Afrikaan ah “Sawirro”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In