Banaanbaxyo rabshado wata ayaa kusii baahaya dalka Koonfur Afrika, kaa oo lagu dalbanaya sii deynta Madaxweynihii hore Jecob Zuma oo...
Militeriga Koonfur Afrika ayaa la geeyay gobollada KwaZulu, Natal iyo Gauteng kadib rabshadihii ka dhashay markii la xiray madaxweynihii hore...
Munaasabad lagu maamusayay 44-sana guuradii kaso wareegatay markii Jabuuti ay xurnimad ka qaadatay gumestihii Faransiiska sanadkii 1977-dii ayaa lagu qabtay...
Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Danjire Francisco Madeira ayaa hambalyo u dirayay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti, munaasabadda...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya waxa ay rajo wanaag u muujineysaa dhiggeeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur ) ayaa booqasho ku tagay xafiiska midowga...
Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya...
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Tunisia, Mudane Cismaan Al-Jarandi....
Raiisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay qiray in xad gudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho