Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya oo soo dhaweesay baaqii kaga yimid Dowladda Soomaaliya

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
FIRST CASE OF CORONAVIRUS DISEASE CONFIRMED IN KENYA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya waxa ay rajo wanaag u muujineysaa dhiggeeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxaana sidoo kale sharaf u ah, Xukuumadda Jamhuuriyadda Kenya in ay wargaliso in dowladeedu soo dhaweyneyso sidoo kalena tix-galineyso, baaqii kaga yimid dowladda Soomaaliya ee ahaa in dib loo hagaajiyo xiriirkii diblomaasiyadeed ee labada dal, Kenya iyo Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dowladda Kenya waxa ay sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabi doontaa, sidii dib loogu furi lahaa safaaradeeda Muqdisho, waxana intaa dheer in Dowladda Kenya ay ugu yeereyso safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya in uu dib ugu soo laabto Kenya, shaqadiisana dib u bilaabo.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya, waxa ayada oo ka faa’iideysaneysa fursadaan ah dib u soo nooleynta wada shaqeyntii u dhaxeysay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowldada Federaalka Soomaaaliya, si adag u ballan qaadeysaa in ay tixgalinteeda ugu sarreysa siin doonto arrinkaan.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha Guddaha XFS oo soo gabagabaysay Kulanka Qaran ee Xiriirinta Dowladdaha Hoose “SAWIRRO”

Next Post

Kenya invites the Ambassador of Federal Republic of Somalia to Kenya to come Nairobi and resume his duties

Next Post
FIRST CASE OF CORONAVIRUS DISEASE CONFIRMED IN KENYA

Kenya invites the Ambassador of Federal Republic of Somalia to Kenya to come Nairobi and resume his duties

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In