Wasaaradda difaaca Itoobiya ayaa sheegtay in ay isdhiibeen labadii taliye ee hogaaminayay dagaalka kooxda TPLF . Maj. Gen Mohamed Esha...
Dowaladda Imaaraatka ayaa ugu baaqday labada dal ee Suudaan iyo Itoobiya inay ka fogaadaan wax kasta oo ku sii kordhin...
Brig. General Tesfaye Wasaraadda difaaca Itoobiya ayaa soo saartay liis ay ku qoran yihiin saraakiil ka tirsanaa TPLF oo ay...
Howlgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee gobalka Darfur ee dalka Suudaan, kaas oo loo yaqaan UNAMID ayaa maanta ku eg...
Ciidanka Dowlada Kenya ayaa sheegay in ay ku dileen 4 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab gobalka Lamu ee xeebta dhaca....
Taliyaha guud ee ciidanka AMISOM Lt. Gen. Diomede Ndegeya ayaa maanta kulankii billaha ahaa la yeeshay taliye yaasha qeybaha ee...
Ayax cusub ayaa qatar ku haya dhulka beeraha iyo daaqsinka iyo waliba cunada malaayiin qof oo ku nool wadamada gobalka...
Hay’adda duulista dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in dib loo bilaabay duulimaadyadii diyaaradaha ee tagi jiray gobalka Tigray ee waqooyiga Itoobiya....
Isbitaalka Adyer ee magaalada Mekelle waxaa maanta gaaray gargaarkii ugu horeeyay ee caafimaad mudo bil ah . Kolonyo gaadiidka xamuulka...
Shirkada kaliya ee taleefanada ee ka jirta Itoobiya ee lagu magacaabo Ethio -Telecom ayaa sheegtay in adeegii taleefanada qeybo ka...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho