Golaha wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen siyaasadda dalxiiska dalka oo ay xukuumadda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka caafimaadka oo ka mid ah Barnaamijyada todobaadlaha ah ee ka baxa...
Dhageystayaasheena sharafta leh Kusoo dhawaada Barnaajika Caafimaadka oo ah barnaamij isbuuciiba mar aad ka dhageysataan Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya....
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Dhawaan Hey'adda lacagta aduunku waxa ay Sheegtay inay diyaarisay qorshe maaliyadeed oo looga tala galay deyn dhaafka Soomaaliya. Kristalina Georgieva...
Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay xidigaha Xulka Qaranka...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo la xiriirta guusha Xulka Qaranka dalkeena uu ka...
Guddiga amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha shacabka ayaa ka hadlay doorka Golaha ee ku aadan la xisaabtanka Hay'adaha Amniga,...
Kulan wacan dhegeystayaasha nagala socdo bogga Radiomuqdisho todobaadkaan Barnaamijka Wadajir waxaan ku eegaynaa xasilinta xaalada deegaanada laga xureeyay maleeshiyada Alshabaab,...
Kulan wacan dhegeystayaasha nagala socdo bogga Radiomuqdisho todobaadkaan Barnaamijka Wadajir waxaan ku eegaynaa xaalada deegaanada laga xureeyay maleeshiyada Alshabaab ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad, halkaas oo uu kula hadlay saraakiisha iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho