Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay in weerar hoobiye yaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Bahir Dar iyo Gondar Ismaamulka...
The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Mohamed Abdullahi Farmaajo has assured the citizens and partners of the...
Hay'adda socdaalka Qaramada Midoobay ee IOM ayaa sheegtay 74 muhaajiriin ah ay ku dhinteen kadib markii doon siday ay ku...
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Accra ee xarunta dalka Ghana. Jerry John...
Dibadbaxyo lagu taageerayo Dowlada Itoobiya isla markaana looga soo horjeedo Ismaamulka Tigreega ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah Itoobiya....
Madaxda caalamka ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Mareykanka ee Joe Biden. War qoraal ah oo ka soo baxay...
Musharaxa Xisbiga Demoqoraadiga Joe Biden oo soo noqday Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka muddo xileedkii Obama ayaa ku guulaystay madaxtinimada dalkaas,...
Waaxda duulista ee Ethiopia ayaa sheegtay in la xiray garoomada diyaaradaha magaalooyinka Mekelle, Shire, Axum iyo Humera. Qoraal kooban oo...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Ethiopia ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada deg dega ee lagu soo rogay Gobalka Tigreega ee...
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu yeeray in shaqada ciidanka ay ku soo laabtaan 3 Jeneraal oo horay uu...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho