Raysalwasaaraha Australia Malcom Turnbull ayaa maanta sheegay inuu iska difaaci doono kooxda ka tirsan xisbigiisa ee dooneysa inuu xilka isaga...
Tirada dhimashada ayaa sii korartey in ka badan 30 qof ayaa la sheegay in ay ku dhinteen boqolaal kale...
Maraykanka ayaa mar kale ku hanjabay in uu cunoqabayno dhaqaale oo dheeraad ah ku soo rogi doono Turkiga, hadii uu...
Sheikh Tamim Bin Hamad al-Thani Amiirka dalka Qatar ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin garab istaaga walaalahooda Turkiga, Amiirka...
dhaqdhaqaaqyo lagu doonayay in lagu qaboojiyo hoos u dhaca dhaqaalaha ee Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in lagu guul daraystay...
Wadahadalada lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalka Suuriya ayaa ka bilaabmay Geneva, iyadoo diblomaasiyiinta Qaramada Midoobay ay dhexdhexaadinayso wakiilada ka...
Dalka Zimbabwe ayaa waxaa ka bilaabatay tirinta codadka doorashada iyadoo doorashadan ay tahay tii ugu horeysay ee ka dhacda dalkaas...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Xafiiskiisa kulan qaabibaad kula yeeshay Safiirka dawlada Qadar u...
Mike Pence Madaxwayne ku xigeenka Mareykanka ayaa sheegay in Go’aanka Kuuriyada Waqooyi ee ku aadan in hogaamiyahooda uu la kulmo...
Diyaarad kuwa rakaabka ah oo sidday 60-ruux.ayaa ku dul burburtay deegaanada buuraleyda ah ee bartamaha dalka Iiraan,sida ay ku warameen...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho