Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Rasul wasaaraha Australia Mr Turnbull oo ay Xubno ka tirsan xisbigiisa  ka so horjeestay

admin by admin
8 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Rasul wasaaraha Australia Mr Turnbull oo ay Xubno ka tirsan xisbigiisa  ka so horjeestay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raysalwasaaraha Australia Malcom Turnbull ayaa maanta sheegay inuu iska difaaci doono kooxda ka tirsan xisbigiisa ee dooneysa inuu xilka isaga dego, kadib markii ay iscasileen tiro Wasiiro ah.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

Xildhibaanada ka soo horjeed ayaa hogaaminayo Wasiirkii hore ee arrimaha Guddaha Peter Dutton ayaa doonaya inay la wareegaan hogaanka xisbi Xaakimka isla markaana Malcom Turnbull uu isaga dego xilka Raysalwasaaraha.

Talaadadi  codeyn   xisbiga Liberalka ee talada haya uu codka kalsoonida ku helay Raysalwasaare Turnbull, balse maalin kadib ayey xubno kamid ah taageerayaashiisii ku biireen kooxda uu hogaaminayo Mr.Dutton.

Waxaa kamid ah xubnaha hada ku biiray mucaaridkiisa Wasiirka Maaliyada Mathias Cormann kaasi oo xilka iska casilay, isla markaana sheegay in Peter Dutton uu yahay ninka u qalma hogaaminta xisbigaasi kahor intaan la gaarin doorashada guud ee dalkaasi ka dhaceysa sanadka soo socda.

si kastaba Malcolm Turnbull ayaa ka badbaaday mooshin kalsoonida lagala laabanayo oo ay u qaadeen xubnaha xisbiga uu ka tirsan yahay, balse ninka kasoo horjeeda ee Peter Dutton ayaa dalbanaya in mar labaad loo codeeyo, asagoo ku kalsoon in hadda uu taageero ka haysto aqlabiyadda xildhibaannada xisbiga talada haya.

Saacadihii ugu dambeeyay ayaa waxaa iscasilay wasiiradda maaliyadda iyo shaqaalaha ee xukuumadda Australia, kuwaasoo doonaya inay ku qasbaan in Malcolm Turnbull uu xilka wareejiyo.

Qaar badan oo ka mid ah shacabka Australia ayaa filaya in isla maanta uu dalkooda yeelan doono ra’iisal wasaare cusub kaasoo noqon doona kii lixaad ee xilka qabta muddo 10 sano gudahood ah.

Previous Post

Kooxaha Fanka ee Heegan iyo Onkod oo shacabka kala qeyb galay dabaal degga maalinta labaad ee Ciidul Adxa “SAWIRRO”

Next Post

Afhayeenka Aqalka Cad  oo beeniyay eedeymaha Trump loo soo jeediyay

Next Post
Afhayeenka Aqalka Cad  oo beeniyay eedeymaha Trump loo soo jeediyay

Afhayeenka Aqalka Cad  oo beeniyay eedeymaha Trump loo soo jeediyay

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In